نتائج البحث: 6236
|
ترتيب الآية | رقم السورة | رقم الآية | الاية |
4926 | 55 | 25 | فبأي آلاء ربكما تكذبان |
| | | Nimcooyinka Eebe teebaad beeninaysaan. |
|
4927 | 55 | 26 | كل من عليها فان |
| | | Dhammaan waxa (Dhulka) korkiisa ah wuu tagi. |
|
4928 | 55 | 27 | ويبقى وجه ربك ذو الجلال والإكرام |
| | | Waxaase hadhi Eebaha wayn ee sharafta leh. |
|
4929 | 55 | 28 | فبأي آلاء ربكما تكذبان |
| | | Nimcooyinka Eebe teebaad beeninaysaan. |
|
4930 | 55 | 29 | يسأله من في السماوات والأرض كل يوم هو في شأن |
| | | Waxaa Eebe wax waydiista Samada iyo Dhulka waxa ku sugan, goorwalbana wuxuu maamuli arrin. |
|
4931 | 55 | 30 | فبأي آلاء ربكما تكذبان |
| | | Nimcooyinka Eebe teebaad beeninaysaan. |
|
4932 | 55 | 31 | سنفرغ لكم أيه الثقلان |
| | | Waana idin xisaabin si dhab ah Insi iyo Jinniyow. |
|
4933 | 55 | 32 | فبأي آلاء ربكما تكذبان |
| | | Nimcooyinka Eebe teebaad beeninaysaan. |
|
4934 | 55 | 33 | يا معشر الجن والإنس إن استطعتم أن تنفذوا من أقطار السماوات والأرض فانفذوا لا تنفذون إلا بسلطان |
| | | Jinni iyo Insiyow haddaad kartaan inaad ka baxdaan Samada Hajooyinkooda iyo Dhulka ka baxa, kamana bixikartaan xujo la'aan. |
|
4935 | 55 | 34 | فبأي آلاء ربكما تكذبان |
| | | Nimcooyinka Eebe teebaad beeninaysaan. |
|