نتائج البحث: 6236
|
ترتيب الآية | رقم السورة | رقم الآية | الاية |
4917 | 55 | 16 | فبأي آلاء ربكما تكذبان |
| | | Nicmooyinka Eebe teebaad beeninaysaan. |
|
4918 | 55 | 17 | رب المشرقين ورب المغربين |
| | | Ilaaheen waa Eebaha Labada Qorrax ka soo bax iyo Labada Qorrax u dhac. |
|
4919 | 55 | 18 | فبأي آلاء ربكما تكذبان |
| | | Nicmooyinka Eebe teebaad beeninaysaan. |
|
4920 | 55 | 19 | مرج البحرين يلتقيان |
| | | Eebe waan kan Labada Badood dariseeyey iyagoo kulmi. |
|
4921 | 55 | 20 | بينهما برزخ لا يبغيان |
| | | Dhexdoodana yeelay soohdin (kala reebta) iskumana xadgudbaan. |
|
4922 | 55 | 21 | فبأي آلاء ربكما تكذبان |
| | | Nicmooyinka Eebe teebaad beeninaysaan. |
|
4923 | 55 | 22 | يخرج منهما اللؤلؤ والمرجان |
| | | Waxaa lagala baxaa Baddaas Lu'Lu'iyo Murjaan (Jawhar). |
|
4924 | 55 | 23 | فبأي آلاء ربكما تكذبان |
| | | Nimcooyinka Eebe teebaad beeninaysaan. |
|
4925 | 55 | 24 | وله الجوار المنشآت في البحر كالأعلام |
| | | Eebe waxaa u sugnaaday Doomaha socda Badda oo Buuro la mid ah. |
|
4926 | 55 | 25 | فبأي آلاء ربكما تكذبان |
| | | Nimcooyinka Eebe teebaad beeninaysaan. |
|