نتائج البحث: 6236
|
ترتيب الآية | رقم السورة | رقم الآية | الاية |
4879 | 54 | 33 | كذبت قوم لوط بالنذر |
| | | Way beeniyeen Qoomkii (NabiLuudh) u digiddii. |
|
4880 | 54 | 34 | إنا أرسلنا عليهم حاصبا إلا آل لوط نجيناهم بسحر |
| | | Waxaana ku dirray korkooda Dabayl Dhagaxyo wadaa, waxaanse ka nabadgalinnay (Luudh) ehelkiisii (rumeeyay) goor Aroor ah. |
|
4881 | 54 | 35 | نعمة من عندنا كذلك نجزي من شكر |
| | | Nicmad xaggannaga ka timid darteed saasaana u abaalmarinnaa ciddii mahadisa (Eebe). |
|
4882 | 54 | 36 | ولقد أنذرهم بطشتنا فتماروا بالنذر |
| | | Nabi-Luudh wuxuu uga digay qoomkiisii qabashadannada (daran), wayse shakiyeen digiddaas. |
|
4883 | 54 | 37 | ولقد راودوه عن ضيفه فطمسنا أعينهم فذوقوا عذابي ونذر |
| | | Waxayna dooneen martidiisii (inay xumeeyaan) markaasaan indhaha tirray, waxaana lagu yidhi dhadhamiya caddibaadda Eebe iyo digiddiisa. |
|
4884 | 54 | 38 | ولقد صبحهم بكرة عذاب مستقر |
| | | Waxaa ku waabariistay caddibaad sugan. |
|
4885 | 54 | 39 | فذوقوا عذابي ونذر |
| | | Waxaana lagu yidhi dhadhamiya caddibaadda Eebe iyo digiddiisa. |
|
4886 | 54 | 40 | ولقد يسرنا القرآن للذكر فهل من مدكر |
| | | Waan fududaynay Quraanka xusuus darteed ee ma jirtaa cid wacdoomi. |
|
4887 | 54 | 41 | ولقد جاء آل فرعون النذر |
| | | Fircoon iyo ehelkiisii waxaa uyimid digid. |
|
4888 | 54 | 42 | كذبوا بآياتنا كلها فأخذناهم أخذ عزيز مقتدر |
| | | Wayna beeniyeen Aayaadkannagii dhammaanteed, markaasaan u qabannay si xoog iyo awood leh. |
|