نتائج البحث: 6236
|
ترتيب الآية | رقم السورة | رقم الآية | الاية |
4866 | 54 | 20 | تنزع الناس كأنهم أعجاز نخل منقعر |
| | | Oo dadka siibaysa sida Timir gunteedii la rujiyay. |
|
4867 | 54 | 21 | فكيف كان عذابي ونذر |
| | | Seese ahaa caddibaaddii Eebe iyo u digiddiisii. |
|
4868 | 54 | 22 | ولقد يسرنا القرآن للذكر فهل من مدكر |
| | | Waxaan ufududaynay Quraanka xusuus darteed ee ma jirtaa cid ku wacdoomi. |
|
4869 | 54 | 23 | كذبت ثمود بالنذر |
| | | Waxaa beenisay (xaqii) loogu digay Thamuud. |
|
4870 | 54 | 24 | فقالوا أبشرا منا واحدا نتبعه إنا إذا لفي ضلال وسعر |
| | | Waxayna dheheen ma Ruux dad ah oo naga mid ah yaan raacaynaa, markaas waxaan ku sugannahay baadi iyo dhibaato. |
|
4871 | 54 | 25 | أألقي الذكر عليه من بيننا بل هو كذاب أشر |
| | | Ma isagoo na dhexjoogaa waxyi lagu soo dajiyay, saas ma aha ee waa beenbadane kibirlow ah. |
|
4872 | 54 | 26 | سيعلمون غدا من الكذاب الأشر |
| | | Way ogaan doonaan barri cidda beenbadane kibirlow ah. |
|
4873 | 54 | 27 | إنا مرسلو الناقة فتنة لهم فارتقبهم واصطبر |
| | | Hashii Annagaa soo bixinnay Jirrabkooda dartiis, Ee sug kuna samir. |
|
4874 | 54 | 28 | ونبئهم أن الماء قسمة بينهم كل شرب محتضر |
| | | Una warran in biyuhu yihiin qayb (iyaga iyo Hasha), cidbana maalin gaara leedahay. |
|
4875 | 54 | 29 | فنادوا صاحبهم فتعاطى فعقر |
| | | Waxay u dhawaaqeen saaxiibkood hashiina wuu dilay. |
|