نتائج البحث: 6236
|
ترتيب الآية | رقم السورة | رقم الآية | الاية |
4845 | 53 | 61 | وأنتم سامدون |
| | | Idinkoo waliba hilmaansan (islana wayn). |
|
4846 | 53 | 62 | فاسجدوا لله واعبدوا |
| | | Ee dadow Eebe u sujuuda caabudana. |
|
4847 | 54 | 1 | بسم الله الرحمن الرحيم اقتربت الساعة وانشق القمر |
| | | Waxaa dhawaatay Saacaddii (Qiyaame), dayixiina wuu dillaacay. |
|
4848 | 54 | 2 | وإن يروا آية يعرضوا ويقولوا سحر مستمر |
| | | Hadday Gaaladu arkaan Aayad way ka jeedsadaan waxayna dhahaan waa Sixir daran. |
|
4849 | 54 | 3 | وكذبوا واتبعوا أهواءهم وكل أمر مستقر |
| | | Way beeniyeen (Nabiga iyo xaqa) waxayna raaceen Hawadooda, amar kastana wuxuu leeyahay meel uu ku sugnaado. |
|
4850 | 54 | 4 | ولقد جاءهم من الأنباء ما فيه مزدجر |
| | | Waxaana ugu yimid dhab ahaan warar ku dheehan waano. |
|
4851 | 54 | 5 | حكمة بالغة فما تغن النذر |
| | | Waana Xigmad xeel dheer, maxaysa tari udigidi. |
|
4852 | 54 | 6 | فتول عنهم يوم يدع الداع إلى شيء نكر |
| | | Ee iskaga jeedso (sugna) Maalinta mid dhawaaqaa uu ugu yeedhi wax daran. |
|
4853 | 54 | 7 | خشعا أبصارهم يخرجون من الأجداث كأنهم جراد منتشر |
| | | Aragooduna wuu dullaysnaan waxayna ka soo bixi Qubuurahooda iyagood moodid Ayax faafay. |
|
4854 | 54 | 8 | مهطعين إلى الداع يقول الكافرون هذا يوم عسر |
| | | Iyagoo u dagdagi dhawaaqaha xaggiisa, waxayna dhihi Gaaladu kani waa Maalin daran. |
|