نتائج البحث: 6236
|
ترتيب الآية | رقم السورة | رقم الآية | الاية |
4803 | 53 | 19 | أفرأيتم اللات والعزى |
| | | Ka warrama (Sanamyada) Laata iyo Cuza. |
|
4804 | 53 | 20 | ومناة الثالثة الأخرى |
| | | Iya Manaatadii saddexaad ee kale. |
|
4805 | 53 | 21 | ألكم الذكر وله الأنثى |
| | | Idinku ma waxaad leedihiin Lab Eebana Dhaddigga. |
|
4806 | 53 | 22 | تلك إذا قسمة ضيزى |
| | | Taasi waa qayb dulan ah. |
|
4807 | 53 | 23 | إن هي إلا أسماء سميتموها أنتم وآباؤكم ما أنزل الله بها من سلطان إن يتبعون إلا الظن وما تهوى الأنفس ولقد جاءهم من ربهم الهدى |
| | | Sanammaduna magacyo aad magacowdeen idinka iyo Aabayawgiin mooyeen wax kale ma aha, wax xuja ahna Eebe uma soo dajinin, waxaan mala ahaynna ma raacayaan iyo waxa naftoodu doonto, xagga Eebana waxaa uga yimid hanuun. |
|
4808 | 53 | 24 | أم للإنسان ما تمنى |
| | | Mise dadka waxaa u sugnaaday waxay yididiishaan. |
|
4809 | 53 | 25 | فلله الآخرة والأولى |
| | | Aakhiro iyo Adduunba Eebaa iska leh. |
|
4810 | 53 | 26 | وكم من ملك في السماوات لا تغني شفاعتهم شيئا إلا من بعد أن يأذن الله لمن يشاء ويرضى |
| | | Badanaa Malag Samada ku sugan oon shafeecadiisu waxba anfacaynin in Eebe idmo mooyee, Cidduu la doono oo ka raalli noqdo. |
|
4811 | 53 | 27 | إن الذين لا يؤمنون بالآخرة ليسمون الملائكة تسمية الأنثى |
| | | Kuwa aan rumaynin Aakhiro waxay Malaa'igta ku magacaabi magac dhaddig. |
|
4812 | 53 | 28 | وما لهم به من علم إن يتبعون إلا الظن وإن الظن لا يغني من الحق شيئا |
| | | Wax cilmi ahna uma laha, ee waxay raaci mala uun, malana xaqa wax kama taro. |
|