نتائج البحث: 6236
|
ترتيب الآية | رقم السورة | رقم الآية | الاية |
4760 | 52 | 25 | وأقبل بعضهم على بعض يتساءلون |
| | | Qaarkood (ehlu-Jannaha) yaa qaarka kale qaabila iyagoo wax is waydiin. |
|
4761 | 52 | 26 | قالوا إنا كنا قبل في أهلنا مشفقين |
| | | Waxayna isu dheheen waxaan ahayn horay Adduunkii kuwo ehelkoodii dhexdiisa ku cabsada. |
|
4762 | 52 | 27 | فمن الله علينا ووقانا عذاب السموم |
| | | Eebaase nagu mannaystay (dambi dhaaf), wuxuuna naga dhawray caddibaadda Samuumka (Jahannama). |
|
4763 | 52 | 28 | إنا كنا من قبل ندعوه إنه هو البر الرحيم |
| | | Waxaan ahayn horay kuwo barya Eebe, Ilaahayna waa Baarrii naxariista. |
|
4764 | 52 | 29 | فذكر فما أنت بنعمت ربك بكاهن ولا مجنون |
| | | Ee waani (Nabiyow dadka), nicmada darteed ma tihid wax sheege iyo waalane midnee. |
|
4765 | 52 | 30 | أم يقولون شاعر نتربص به ريب المنون |
| | | Mise waxay dhihi waa gabayaa ee aan la sugno Geerida. |
|
4766 | 52 | 31 | قل تربصوا فإني معكم من المتربصين |
| | | Waxaad dhahdaa suga anna waan idin la sugiye. |
|
4767 | 52 | 32 | أم تأمرهم أحلامهم بهذا أم هم قوم طاغون |
| | | Mise caqligooda (xun) yaa saas faray, ma aha ee waa Qoom xadgudbay. |
|
4768 | 52 | 33 | أم يقولون تقوله بل لا يؤمنون |
| | | Mise waxaydhihi isagaa abuurtay (Quraanka) waxba ma ayan rumeynin. |
|
4769 | 52 | 34 | فليأتوا بحديث مثله إن كانوا صادقين |
| | | Ha la yimaadeen hadal la mid ah hadday Run sheegi. |
|