نتائج البحث: 6236
|
ترتيب الآية | رقم السورة | رقم الآية | الاية |
4756 | 52 | 21 | والذين آمنوا واتبعتهم ذريتهم بإيمان ألحقنا بهم ذريتهم وما ألتناهم من عملهم من شيء كل امرئ بما كسب رهين |
| | | Kuwa xaqa rumeeyay ee carurtooduna Iimaanka ka raacday waxaannu haleeshiin carruurtooda (Darajada iyo naxariista), camalkoodana waxba kama nusqaaminayno, Ruuxwalbana wuxuu kasbaday yuu u rahmanaan «u xidhnaani». |
|
4757 | 52 | 22 | وأمددناهم بفاكهة ولحم مما يشتهون |
| | | waxaannu u badinnay faakiho iyo Hilib oo ah waxay jecelyihiin. |
|
4758 | 52 | 23 | يتنازعون فيها كأسا لا لغو فيها ولا تأثيم |
| | | Waxayna isku siin Jannada dhexdeeda (iyagoo sheekeysan) Weel (Macaan) kabuuxo, oon hadal xun iyo dambi midna lahayn. |
|
4759 | 52 | 24 | ويطوف عليهم غلمان لهم كأنهم لؤلؤ مكنون |
| | | Waxaana u adeegi wiilal aad moodo Jawhar la dhawray. |
|
4760 | 52 | 25 | وأقبل بعضهم على بعض يتساءلون |
| | | Qaarkood (ehlu-Jannaha) yaa qaarka kale qaabila iyagoo wax is waydiin. |
|
4761 | 52 | 26 | قالوا إنا كنا قبل في أهلنا مشفقين |
| | | Waxayna isu dheheen waxaan ahayn horay Adduunkii kuwo ehelkoodii dhexdiisa ku cabsada. |
|
4762 | 52 | 27 | فمن الله علينا ووقانا عذاب السموم |
| | | Eebaase nagu mannaystay (dambi dhaaf), wuxuuna naga dhawray caddibaadda Samuumka (Jahannama). |
|
4763 | 52 | 28 | إنا كنا من قبل ندعوه إنه هو البر الرحيم |
| | | Waxaan ahayn horay kuwo barya Eebe, Ilaahayna waa Baarrii naxariista. |
|
4764 | 52 | 29 | فذكر فما أنت بنعمت ربك بكاهن ولا مجنون |
| | | Ee waani (Nabiyow dadka), nicmada darteed ma tihid wax sheege iyo waalane midnee. |
|
4765 | 52 | 30 | أم يقولون شاعر نتربص به ريب المنون |
| | | Mise waxay dhihi waa gabayaa ee aan la sugno Geerida. |
|