نتائج البحث: 6236
|
ترتيب الآية | رقم السورة | رقم الآية | الاية |
4693 | 51 | 18 | وبالأسحار هم يستغفرون |
| | | Waagana way dambi dhaaf waydiisanayeen. |
|
4694 | 51 | 19 | وفي أموالهم حق للسائل والمحروم |
| | | Xoolohoodana xaq bay ku leeyihiin kuwa waydiista iyo kadhibaataysan. |
|
4695 | 51 | 20 | وفي الأرض آيات للموقنين |
| | | Dhulkana waxaa ugu sugan calaamooyin kuwa wax yaqiinin. |
|
4696 | 51 | 21 | وفي أنفسكم أفلا تبصرون |
| | | Naftiinna miyaydaan arkaynin (waana qaadasho). |
|
4697 | 51 | 22 | وفي السماء رزقكم وما توعدون |
| | | Samada yuuna jiraa risqigiinnu iyo waxa laydiin yaboohi. |
|
4698 | 51 | 23 | فورب السماء والأرض إنه لحق مثل ما أنكم تنطقون |
| | | Ebaha Cirka iyo dhulka yaan ku dhaarannaye waxa quraanku sheegi waa suganyahay sida hadalkiinna oo kale. |
|
4699 | 51 | 24 | هل أتاك حديث ضيف إبراهيم المكرمين |
| | | Ma ku soo gaadhay warkii martidii (Nabi) Ibraahiim ee sharafta lahayd. |
|
4700 | 51 | 25 | إذ دخلوا عليه فقالوا سلاما قال سلام قوم منكرون |
| | | Markay salaameenna, isna uu salaantii ka celiyey yidhi waxaad tihiin kuwo aan la oqoonnin. |
|
4701 | 51 | 26 | فراغ إلى أهله فجاء بعجل سمين |
| | | Markaasu aaday ehelkiisii lana yimid Dibi shilis (una gawracay). |
|
4702 | 51 | 27 | فقربه إليهم قال ألا تأكلون |
| | | Una soo dhaweeyay isagoo ku leh maxaad u cuni waydeen. |
|