نتائج البحث: 6236
|
ترتيب الآية | رقم السورة | رقم الآية | الاية |
4684 | 51 | 9 | يؤفك عنه من أفك |
| | | Iimaankana waxaa laga iilaa ruux dhumay. |
|
4685 | 51 | 10 | قتل الخراصون |
| | | Waxaana la nacladay Beenalayaasha. |
|
4686 | 51 | 11 | الذين هم في غمرة ساهون |
| | | Ee ah kuwa xumaantooda (baadinimadooda) ku dhexhilmaansan. |
|
4687 | 51 | 12 | يسألون أيان يوم الدين |
| | | waxay waydiin goorta abaalmarinta (qiyaamada). |
|
4688 | 51 | 13 | يوم هم على النار يفتنون |
| | | Waana maalinta naarta lagu gubi. |
|
4689 | 51 | 14 | ذوقوا فتنتكم هذا الذي كنتم به تستعجلون |
| | | Laguna dhihi dhadhamiya caddibaddii aad dadajisanayseen. |
|
4690 | 51 | 15 | إن المتقين في جنات وعيون |
| | | Kuwa dhawrsaday waxay ku sugnaan Jannooyin iyo Ilo. |
|
4691 | 51 | 16 | آخذين ما آتاهم ربهم إنهم كانوا قبل ذلك محسنين |
| | | Iyagoo qaadan waxa Eebe siiyay, maxaayeelay waxay ahaayeen horay kuwo wanaag fala. |
|
4692 | 51 | 17 | كانوا قليلا من الليل ما يهجعون |
| | | Waxayna ahaayeen kuwo wax yar Habeenkii seexda. |
|
4693 | 51 | 18 | وبالأسحار هم يستغفرون |
| | | Waagana way dambi dhaaf waydiisanayeen. |
|