نتائج البحث: 6236
|
ترتيب الآية | رقم السورة | رقم الآية | الاية |
4668 | 50 | 38 | ولقد خلقنا السماوات والأرض وما بينهما في ستة أيام وما مسنا من لغوب |
| | | Dhabahaan annagaa Samaawaadka iyo Dhulka iyo waxa u dhaxeeya ku abuura lix maalmood, wax daal ahna nama taabanin. |
|
4669 | 50 | 39 | فاصبر على ما يقولون وسبح بحمد ربك قبل طلوع الشمس وقبل الغروب |
| | | Ku samir (Nabiyow) waxay sheegayaan, Eebana u tasbiixso adigoo ku mahadin qorrax soo bax ka hor iyo dhicidda ka hor. |
|
4670 | 50 | 40 | ومن الليل فسبحه وأدبار السجود |
| | | Habeenkana qaar u tasbiixso iyo sujuudda dabadeed. |
|
4671 | 50 | 41 | واستمع يوم يناد المناد من مكان قريب |
| | | Dhagayso Maalinta uu ka dhawaaqi mid dhawaaqa meel dhaw. |
|
4672 | 50 | 42 | يوم يسمعون الصيحة بالحق ذلك يوم الخروج |
| | | Waa ay maqli qaylada oo dhab ah, waana Maalinta soo bixidda. |
|
4673 | 50 | 43 | إنا نحن نحيي ونميت وإلينا المصير |
| | | Annagaa waxna noolaynna waxna dilla, xaggannagaana loo soo ahaan. |
|
4674 | 50 | 44 | يوم تشقق الأرض عنهم سراعا ذلك حشر علينا يسير |
| | | Maalinta Dhulka ka dillaaci iyagoo dagdagi, taasina waa soo kulmin noo fudud. |
|
4675 | 50 | 45 | نحن أعلم بما يقولون وما أنت عليهم بجبار فذكر بالقرآن من يخاف وعيد |
| | | Annagaa og waxay dhihi, aduguna matihid mid xoogi korkooda, ee ku waani Quraanka Ruuxii Eebe waciidkiisa (goodigiisa) ka yaabi. |
|
4676 | 51 | 1 | بسم الله الرحمن الرحيم والذاريات ذروا |
| | | Eebe wuxuu ku dhaartay dabaysha (Carrada kicisa). |
|
4677 | 51 | 2 | فالحاملات وقرا |
| | | Iyo daruurta xambaarta culayska (Roobka). |
|