نتائج البحث: 6236
|
ترتيب الآية | رقم السورة | رقم الآية | الاية |
4658 | 50 | 28 | قال لا تختصموا لدي وقد قدمت إليكم بالوعيد |
| | | Eebe wuxuu dhihi ha ku murmina agtayda waan idiin hormariyay gooddigii. |
|
4659 | 50 | 29 | ما يبدل القول لدي وما أنا بظلام للعبيد |
| | | Hadalla agtayda laguma baddalo, mana dulmiyo addoomada. |
|
4660 | 50 | 30 | يوم نقول لجهنم هل امتلأت وتقول هل من مزيد |
| | | Xusuusta Maalinta u dhahayno Naarta Jahannama Ma buuxsantay, oo markaa ay dhihi wax ma la ii siyaadin. |
|
4661 | 50 | 31 | وأزلفت الجنة للمتقين غير بعيد |
| | | Jannadiina loo so dhaweeyo kuwii dhawrsaday iyadoon ka fogayn. |
|
4662 | 50 | 32 | هذا ما توعدون لكل أواب حفيظ |
| | | Waxaasina waa wixii loo yaboohay Ruux kasta oo tawbadkeen badan oo dhawrid badan (ballaanka). |
|
4663 | 50 | 33 | من خشي الرحمن بالغيب وجاء بقلب منيب |
| | | Ruuxii Eebaha Raxmaan ah ka yaaba isagoon arkaynin, oo la yimaada Qalbi toobadkeen badan. |
|
4664 | 50 | 34 | ادخلوها بسلام ذلك يوم الخلود |
| | | Waxaa lugu dhihi ku gala Jannada Nabadgalyo waana Maalintii waariddee. |
|
4665 | 50 | 35 | لهم ما يشاءون فيها ولدينا مزيد |
| | | Jannada waxay ka heliwaxay doonaan, agtannadana waxaa ah siyaado. |
|
4666 | 50 | 36 | وكم أهلكنا قبلهم من قرن هم أشد منهم بطشا فنقبوا في البلاد هل من محيص |
| | | Imisa Qarniyaan halaagnay Reer Makaad ka hor oo kana xoogbadan iyagoo dhulka ku gagaddoomay, meel Eebe looga cararana ma jirto. |
|
4667 | 50 | 37 | إن في ذلك لذكرى لمن كان له قلب أو ألقى السمع وهو شهيد |
| | | Waxaasina waa waanada ruuxii qalbi leh ama wax dhagaysan isagoo Qalbigiisu joogo. |
|