نتائج البحث: 6236
|
ترتيب الآية | رقم السورة | رقم الآية | الاية |
4650 | 50 | 20 | ونفخ في الصور ذلك يوم الوعيد |
| | | Suurkii (Qiyaamana) waa la afuufi waana Maalin laysu yaboohay (oo sugan). |
|
4651 | 50 | 21 | وجاءت كل نفس معها سائق وشهيد |
| | | Naf walba way iman iyadoo malag hoggaamin midna ku marag furi. |
|
4652 | 50 | 22 | لقد كنت في غفلة من هذا فكشفنا عنك غطاءك فبصرك اليوم حديد |
| | | Waxaana loo odhan waad halmaansanaydeen ariintan (Qiyaamada) waxaana kaafaydnay daboolkii araggaaguna Maanta waa xoog badan yahay. |
|
4653 | 50 | 23 | وقال قرينه هذا ما لدي عتيد |
| | | Malaggi la xidhiidhayna wuxuu dhihi waa kan waana darbanyahay, (kiilayxilsaaray). |
|
4654 | 50 | 24 | ألقيا في جهنم كل كفار عنيد |
| | | Markaasaa lugu dhihi ku tuura Naarta Jhannamo Gaalnimo badane madax adag dhammaantiis. |
|
4655 | 50 | 25 | مناع للخير معتد مريب |
| | | Oo khayrka reebidbadan gardarraloowna ah shakiilowna ah. |
|
4656 | 50 | 26 | الذي جعل مع الله إلها آخر فألقياه في العذاب الشديد |
| | | Ee Eebe miciisa Ilaah kale yeelay, ku tuura caddibaad daran. |
|
4657 | 50 | 27 | قال قرينه ربنا ما أطغيته ولكن كان في ضلال بعيد |
| | | Saaxiibkiisii (shaydaankiisii) wuxuu dhihi Eeboow anigu ma dhuminnin laakiin isagaa baadi fog ku sugnaa. |
|
4658 | 50 | 28 | قال لا تختصموا لدي وقد قدمت إليكم بالوعيد |
| | | Eebe wuxuu dhihi ha ku murmina agtayda waan idiin hormariyay gooddigii. |
|
4659 | 50 | 29 | ما يبدل القول لدي وما أنا بظلام للعبيد |
| | | Hadalla agtayda laguma baddalo, mana dulmiyo addoomada. |
|