نتائج البحث: 6236
|
ترتيب الآية | رقم السورة | رقم الآية | الاية |
4449 | 44 | 35 | إن هي إلا موتتنا الأولى وما نحن بمنشرين |
| | | arrintu ma aha geerida hore mooyee, mana nihin kuwo la soobixin. |
|
4450 | 44 | 36 | فأتوا بآبائنا إن كنتم صادقين |
| | | noo keena aabayowgano haddaad run sheegaysaan. |
|
4451 | 44 | 37 | أهم خير أم قوم تبع والذين من قبلهم أهلكناهم إنهم كانوا مجرمين |
| | | miyagaa khayr roon mise qoomkii Tubax iyo kuwii ka horreeyey waan halaagnay waxayna ahaayeen dambiilayaal. |
|
4452 | 44 | 38 | وما خلقنا السماوات والأرض وما بينهما لاعبين |
| | | Samooyinka iyo Dhulka iyo waxa u dhaxeeya umaanaan abuurin ciyaar. |
|
4453 | 44 | 39 | ما خلقناهما إلا بالحق ولكن أكثرهم لا يعلمون |
| | | mana aanaan u abuurin wax aan xaq ahayn hasa yeeshee badankood ma oga. |
|
4454 | 44 | 40 | إن يوم الفصل ميقاتهم أجمعين |
| | | maalinta kala bixinta yaa ballan u ah dhamaan. |
|
4455 | 44 | 41 | يوم لا يغني مولى عن مولى شيئا ولا هم ينصرون |
| | | waana Maalintaan Qaraabanimo waxba laysugu tarayn laysuna gargaarayn. |
|
4456 | 44 | 42 | إلا من رحم الله إنه هو العزيز الرحيم |
| | | cid Eebe u naxariisto mooyee, illeen waz adkaade naxariistee. |
|
4457 | 44 | 43 | إن شجرت الزقوم |
| | | Geedka Zaquumka ah. |
|
4458 | 44 | 44 | طعام الأثيم |
| | | waa cunnada dambi badanaha. |
|