نتائج البحث: 6236
|
ترتيب الآية | رقم السورة | رقم الآية | الاية |
4440 | 44 | 26 | وزروع ومقام كريم |
| | | iyo Tallaal iyo meel sharaf leh. |
|
4441 | 44 | 27 | ونعمة كانوا فيها فاكهين |
| | | iyo Nicmooyin ay ku raaxaysanayeen. |
|
4442 | 44 | 28 | كذلك وأورثناها قوما آخرين |
| | | xaalkuna waa saas, waxaana dhaxalsiinay qoom kale. |
|
4443 | 44 | 29 | فما بكت عليهم السماء والأرض وما كانوا منظرين |
| | | uma ooyin samada iyo Dhulku korkooda, lamana sugin. |
|
4444 | 44 | 30 | ولقد نجينا بني إسرائيل من العذاب المهين |
| | | waana ka korinay ree Bani Israa'iil cadaab wax duleeya. |
|
4445 | 44 | 31 | من فرعون إنه كان عاليا من المسرفين |
| | | (Fircoombaan ka korinay) wuxuuna ahaa isla weyne xadgudbayaasha ka mid ah. |
|
4446 | 44 | 32 | ولقد اخترناهم على علم على العالمين |
| | | waxaana ka dooranay (dadkii waqtigoodii) anagoo og. |
|
4447 | 44 | 33 | وآتيناهم من الآيات ما فيه بلاء مبين |
| | | waxaana siinay aayado imtixaan cad kusuganyahay. |
|
4448 | 44 | 34 | إن هؤلاء ليقولون |
| | | kuwaasi (Gaaladu) waxay dhihi. |
|
4449 | 44 | 35 | إن هي إلا موتتنا الأولى وما نحن بمنشرين |
| | | arrintu ma aha geerida hore mooyee, mana nihin kuwo la soobixin. |
|