نتائج البحث: 6236
|
ترتيب الآية | رقم السورة | رقم الآية | الاية |
4040 | 38 | 70 | إن يوحى إلي إلا أنما أنا نذير مبين |
| | | waxaa uun leywaxyoodey inaan ahaydige muuqda. |
|
4041 | 38 | 71 | إذ قال ربك للملائكة إني خالق بشرا من طين |
| | | Xusuuso markuu Eebe ku yidhi malaa'igta anigu waxaan ka abuuri dadka (Aadam) Dhoobo. |
|
4042 | 38 | 72 | فإذا سويته ونفخت فيه من روحي فقعوا له ساجدين |
| | | Ee markaan ejeeyo oon ku afuufo Ruuxdeyda ugu dhaca sujuud (salaan). |
|
4043 | 38 | 73 | فسجد الملائكة كلهم أجمعون |
| | | Wayna sujuudey malaa'igtii dhamaantood oo idil. |
|
4044 | 38 | 74 | إلا إبليس استكبر وكان من الكافرين |
| | | Ibliss mooyee oo is kibriyey kana mid noqday gaalada. |
|
4045 | 38 | 75 | قال يا إبليس ما منعك أن تسجد لما خلقت بيدي أستكبرت أم كنت من العالين |
| | | Eebe wuxuu yidhi Ibliisow maxaa kaa reebay inaad u sujuuddo kaan ku abuuray yaddayda ma iskibrisey mise waxaad ka mid noqotay kuwa islasareeya. |
|
4046 | 38 | 76 | قال أنا خير منه خلقتني من نار وخلقته من طين |
| | | Wuxuuna yidhi anaa ka kheyroon isaga (aadam), waxaad iga abuurtey naar isagana waxaad ka abuurtey dhoobo. |
|
4047 | 38 | 77 | قال فاخرج منها فإنك رجيم |
| | | Eebe wuxuu ku yidhi iiga bax samadeyda, waxaad tahay mid la dheereeyeye. |
|
4048 | 38 | 78 | وإن عليك لعنتي إلى يوم الدين |
| | | Korkaagana ha ahaato lacanade tan iyo maalinta abaalmarinta. |
|
4049 | 38 | 79 | قال رب فأنظرني إلى يوم يبعثون |
| | | Wuxuu yidhi (ibliis) Eebow i sugtan iyo maalinta la soo bixin dadka. |
|