نتائج البحث: 6236
|
ترتيب الآية | رقم السورة | رقم الآية | الاية |
3961 | 37 | 173 | وإن جندنا لهم الغالبون |
| | | Iyo in junuudanada (xaqa raacay) ay adkaan (Guuleysan), |
|
3962 | 37 | 174 | فتول عنهم حتى حين |
| | | Ee kajeedso xagooda tan iyo muddo. |
|
3963 | 37 | 175 | وأبصرهم فسوف يبصرون |
| | | Fiirina iyaguna wayfiirin doonaane (waxa kudhaca). |
|
3964 | 37 | 176 | أفبعذابنا يستعجلون |
| | | Macadaabkanagay (Gaaladu) dadajisan. |
|
3965 | 37 | 177 | فإذا نزل بساحتهم فساء صباح المنذرين |
| | | Markuu ku dago cadaabku ardaagooda waxaa xumaan subaxa kuwa loodigay. |
|
3966 | 37 | 178 | وتول عنهم حتى حين |
| | | Ee kajeedso xagooda tan iyo muddo. |
|
3967 | 37 | 179 | وأبصر فسوف يبصرون |
| | | Fiirina iyaguna wayfiirindoonaane (waxa kudhaca). |
|
3968 | 37 | 180 | سبحان ربك رب العزة عما يصفون |
| | | Waxaana kanasahan Eebahaaga sharafta leh waxay kutilmaarnaan gaaladu (oo xun). |
|
3969 | 37 | 181 | وسلام على المرسلين |
| | | Nabadgalyana ha ahaato Rasuuladii korkooda. |
|
3970 | 37 | 182 | والحمد لله رب العالمين |
| | | Mahadna waxaa iskaleh Eebaha (Barbaariyaha) Caalamka ah. |
|