نتائج البحث: 6236
|
ترتيب الآية | رقم السورة | رقم الآية | الاية |
3949 | 37 | 161 | فإنكم وما تعبدون |
| | | Idinka iyo waxaad caabudaysaan (gaalooy). |
|
3950 | 37 | 162 | ما أنتم عليه بفاتنين |
| | | Waxaa ka fidmaysaan (dhumisaan) Eebe. |
|
3951 | 37 | 163 | إلا من هو صال الجحيم |
| | | Marka laga reebo kuwagali jaxiimo. |
|
3952 | 37 | 164 | وما منا إلا له مقام معلوم |
| | | Ruuxkastoo nagamid ah (malaa'igta) wuxuuleeyahay meel lagu yaqaan. |
|
3953 | 37 | 165 | وإنا لنحن الصافون |
| | | Waana safannahay (cibaado darteed). |
|
3954 | 37 | 166 | وإنا لنحن المسبحون |
| | | Waana tasbiixsanaa (qadarinEebe). |
|
3955 | 37 | 167 | وإن كانوا ليقولون |
| | | Waxayna ahaayeen gaaladu kuwii dhaha. |
|
3956 | 37 | 168 | لو أن عندنا ذكرا من الأولين |
| | | Hadduu yahay agtanada xuskii (warkii) kuwii hore (Kitaab). |
|
3957 | 37 | 169 | لكنا عباد الله المخلصين |
| | | Waxaan noqonlahayn addoomaha Eebe ee suuban. |
|
3958 | 37 | 170 | فكفروا به فسوف يعلمون |
| | | Wayse ka gaaloobeen Kitaabkii (quraanka) wayna ogaandoonaan (waxa ku dhaca). |
|