نتائج البحث: 6236
|
ترتيب الآية | رقم السورة | رقم الآية | الاية |
3897 | 37 | 109 | سلام على إبراهيم |
| | | Nabadgalyo (salaan) Nabi Ibraahim korkiisa ha ahaato. |
|
3898 | 37 | 110 | كذلك نجزي المحسنين |
| | | Saasaana ku abaal marinaa samofalayaasha. |
|
3899 | 37 | 111 | إنه من عبادنا المؤمنين |
| | | Wuxuu ka mid ahaa addoomadanada mu'miniinta ah. |
|
3900 | 37 | 112 | وبشرناه بإسحاق نبيا من الصالحين |
| | | Waxaan ugu bishaaraynay Isxaaq oo Nabi suuban ah. |
|
3901 | 37 | 113 | وباركنا عليه وعلى إسحاق ومن ذريتهما محسن وظالم لنفسه مبين |
| | | Waana barakaynay Ibraahim iyo Isxaaqba, waxaana ka mid ah faracooda mid samagala iyo mid naftiisa si cad u dulmiya. |
|
3902 | 37 | 114 | ولقد مننا على موسى وهارون |
| | | Dhab ahaan yaan ugu mannaysanay (ugunicmeeynay) Nabi Muuse iyo NabiHaruun (Nabinimo). |
|
3903 | 37 | 115 | ونجيناهما وقومهما من الكرب العظيم |
| | | Waana ka korinay iyaga iyo Qoomkooda dhibaatadii waynayd. |
|
3904 | 37 | 116 | ونصرناهم فكانوا هم الغالبين |
| | | Waana u gargaaray, waxayna noqdeen kuwo adkaaday (sareeyey). |
|
3905 | 37 | 117 | وآتيناهما الكتاب المستبين |
| | | waxaana siinay Kitaabkii caddaa. |
|
3906 | 37 | 118 | وهديناهما الصراط المستقيم |
| | | Waxaana ku hanuuninay Jidka toosan. |
|