نتائج البحث: 6236
|
ترتيب الآية | رقم السورة | رقم الآية | الاية |
3866 | 37 | 78 | وتركنا عليه في الآخرين |
| | | Waxaana ugu reebnay kuwo dambeeya (amaan ah). |
|
3867 | 37 | 79 | سلام على نوح في العالمين |
| | | NabadGalyo Nuux korkiisa adduunyada ha udhex ahaato. |
|
3868 | 37 | 80 | إنا كذلك نجزي المحسنين |
| | | Saasaana ku abaal marinaa samafalayaalka. |
|
3869 | 37 | 81 | إنه من عبادنا المؤمنين |
| | | Wuxuuna ka midyahay addomadannada rumeeyay (xaqa). |
|
3870 | 37 | 82 | ثم أغرقنا الآخرين |
| | | Markaasaan maanshaynay kuwii kale, |
|
3871 | 37 | 83 | وإن من شيعته لإبراهيم |
| | | Waxaa kamid ah gargaarayaashiisa (Jidkiisaqaaday) Nabi Ibrahim. |
|
3872 | 37 | 84 | إذ جاء ربه بقلب سليم |
| | | Markuu ula yimid Eebihiis qalbi fayow (xaq rumeeyey). |
|
3873 | 37 | 85 | إذ قال لأبيه وقومه ماذا تعبدون |
| | | Markuu ku yidhi Aabihiis iyo qoomkiisii maxaad caabudaysaan. |
|
3874 | 37 | 86 | أئفكا آلهة دون الله تريدون |
| | | Ma been abuurasho yaad ilaahyo Eebe ka soo hadhay u dooranaysaan. |
|
3875 | 37 | 87 | فما ظنكم برب العالمين |
| | | Maxaadse ka maleysaneysaan Eebaha Calaamka. |
|