نتائج البحث: 6236
|
ترتيب الآية | رقم السورة | رقم الآية | الاية |
3814 | 37 | 26 | بل هم اليوم مستسلمون |
| | | Saas ma aha ee maanta way isdhiibeen. |
|
3815 | 37 | 27 | وأقبل بعضهم على بعض يتساءلون |
| | | Wuxuu qaabilay qaarkood qaarko kale iyago wax iswarsan. |
|
3816 | 37 | 28 | قالوا إنكم كنتم تأتوننا عن اليمين |
| | | Waxayna dhaheen kuwii waxraacay (raaciyadii) waxaa ahaydeen kuwo nooga yimaadda xaga midig (wanaaga). |
|
3817 | 37 | 29 | قالوا بل لم تكونوا مؤمنين |
| | | Waxay dhaheen madaxdii ma aha ee idinkaan mu'miniin ahayn. |
|
3818 | 37 | 30 | وما كان لنا عليكم من سلطان بل كنتم قوما طاغين |
| | | Wax xoog ah oon idin ku lahayn ma jirin waxaadse ahaydeen qoom xad gudbey. |
|
3819 | 37 | 31 | فحق علينا قول ربنا إنا لذائقون |
| | | Markaasuu nagu waajibay (nagu rumoobey) hadalkii Eebe (ciqaab) waxaana dhadhaminaynaa (cadaabka). |
|
3820 | 37 | 32 | فأغويناكم إنا كنا غاوين |
| | | Markaasaan idin dhuminay annaguna waan dhunsanayn. |
|
3821 | 37 | 33 | فإنهم يومئذ في العذاب مشتركون |
| | | Iyagu maalintaas cadaabkay wadaagi. |
|
3822 | 37 | 34 | إنا كذلك نفعل بالمجرمين |
| | | Annaguna saasaan kufalla dambiilayaasha. |
|
3823 | 37 | 35 | إنهم كانوا إذا قيل لهم لا إله إلا الله يستكبرون |
| | | Waxayna ahaayeen marka lagu dhaho Eebe mooyee ilaah kale majiro kuwa iskibriya. |
|