نتائج البحث: 6236
|
ترتيب الآية | رقم السورة | رقم الآية | الاية |
3806 | 37 | 18 | قل نعم وأنتم داخرون |
| | | Waxaad dhahdaa haa waalaydin soo celin idinkoo waliba dullaysan. |
|
3807 | 37 | 19 | فإنما هي زجرة واحدة فإذا هم ينظرون |
| | | Xaaladduna waa uun qaylo kaliya markaas, waxaa soo bixi dadkii oo wax eegi. |
|
3808 | 37 | 20 | وقالوا يا ويلنا هذا يوم الدين |
| | | Waxayna dhihi gaaladii halaagganaggee kan waa maalintii abaalmarinta. |
|
3809 | 37 | 21 | هذا يوم الفصل الذي كنتم به تكذبون |
| | | Waxaana lagu dhihi kani waa maalintii kala bixinta ee aad beeninjirteen. |
|
3810 | 37 | 22 | احشروا الذين ظلموا وأزواجهم وما كانوا يعبدون |
| | | Kulmiya kuwii daalimiinta ahaa iyo wixii la mid ahaa iyo waxay caabudijireen. |
|
3811 | 37 | 23 | من دون الله فاهدوهم إلى صراط الجحيم |
| | | Oo Eebe ka soo hadhay, tusiyana jidka Jaxiimo. |
|
3812 | 37 | 24 | وقفوهم إنهم مسئولون |
| | | Joojiyana waxbaa la waydiine. |
|
3813 | 37 | 25 | ما لكم لا تناصرون |
| | | (Waxaana lagu dhihi) Maxaad leedihiin oydaan isugu gargaaraynin. |
|
3814 | 37 | 26 | بل هم اليوم مستسلمون |
| | | Saas ma aha ee maanta way isdhiibeen. |
|
3815 | 37 | 27 | وأقبل بعضهم على بعض يتساءلون |
| | | Wuxuu qaabilay qaarkood qaarko kale iyago wax iswarsan. |
|