نتائج البحث: 6236
|
ترتيب الآية | رقم السورة | رقم الآية | الاية |
3773 | 36 | 68 | ومن نعمره ننكسه في الخلق أفلا يعقلون |
| | | Ruuxaan cimri siinno waxaannu ku gadin abuuridda (waannu tabar yarayn) ee miyaydaan wax kasayn. |
|
3774 | 36 | 69 | وما علمناه الشعر وما ينبغي له إن هو إلا ذكر وقرآن مبين |
| | | Maanaan barin Nabiga shicirka, Kumana haboona, waxaan (barna) un waano iyo Quraan cad. |
|
3775 | 36 | 70 | لينذر من كان حيا ويحق القول على الكافرين |
| | | Si uu ugu digo ruuxii nool (xaqa raaci) cadaabna ugu sugnaado Gaalada. |
|
3776 | 36 | 71 | أولم يروا أنا خلقنا لهم مما عملت أيدينا أنعاما فهم لها مالكون |
| | | Miyeyna arkaynin inaan uga abuuray waxaan sameynay xoolo ay hantaan. |
|
3777 | 36 | 72 | وذللناها لهم فمنها ركوبهم ومنها يأكلون |
| | | OOn u laylinay, ooy waxna ka Koraan waxna ku cunaan. |
|
3778 | 36 | 73 | ولهم فيها منافع ومشارب أفلا يشكرون |
| | | Waxaana ugu sugan manfacado iyo cabid ee miyayna mahdinaynin Eebe. |
|
3779 | 36 | 74 | واتخذوا من دون الله آلهة لعلهم ينصرون |
| | | Waxay ka yeesheen Eebe ka soke ilaahyaal inay u gargaaraan. |
|
3780 | 36 | 75 | لا يستطيعون نصرهم وهم لهم جند محضرون |
| | | Mana karaan gargaarkooda waxayna uyihiin Junuud (askar) kulmisan. |
|
3781 | 36 | 76 | فلا يحزنك قولهم إنا نعلم ما يسرون وما يعلنون |
| | | Ee yeyna ku walbahaar galinin hadalkoodu annagaa og qaxay qarsan iyo waxay muujinbee. |
|
3782 | 36 | 77 | أولم ير الإنسان أنا خلقناه من نطفة فإذا هو خصيم مبين |
| | | Miyuusan arag dadku (oo ogayn) Inaan ka abuuray dhibic, markaas uu noqday dood badane cad. |
|