نتائج البحث: 6236
|
ترتيب الآية | رقم السورة | رقم الآية | الاية |
3757 | 36 | 52 | قالوا يا ويلنا من بعثنا من مرقدنا هذا ما وعد الرحمن وصدق المرسلون |
| | | Iyagooy dhihi gaaladu waan khasaarnaye yaa naga soobixiyey meeshaan jiifnay (qabrigii) taasina waa wixii Eebaha Raxmaan ah yaboohay Rasuulladuna ku run sheegeen. |
|
3758 | 36 | 53 | إن كانت إلا صيحة واحدة فإذا هم جميع لدينا محضرون |
| | | Waxaan qayki kaliyo ahayn ma aha, maarkaasaa dhamaantood agtanada lagu soo kulmin. |
|
3759 | 36 | 54 | فاليوم لا تظلم نفس شيئا ولا تجزون إلا ما كنتم تعملون |
| | | Maantana (qiyaamada) lagama dulmiyo nafna waxba, laydiin kana abaalmarin maayo waxaad camal falayseen mooyeen. |
|
3760 | 36 | 55 | إن أصحاب الجنة اليوم في شغل فاكهون |
| | | Asaxaabta Jannada (ehelkeeda) Maantaa waxay ku shuqloonyihiin Nicmo iyo farax. |
|
3761 | 36 | 56 | هم وأزواجهم في ظلال على الأرائك متكئون |
| | | Iyaga iyo haweenkooduba waxay ku sugnaan hadh, waxayna ku dangiigsanaan sariiro (sare). |
|
3762 | 36 | 57 | لهم فيها فاكهة ولهم ما يدعون |
| | | Waxayna dhexdeeda ka heli faakihad, waxayna heli waxay dalbaan. |
|
3763 | 36 | 58 | سلام قولا من رب رحيم |
| | | salaan Eebaha Naxariista xagiisa ka timidna way heli. |
|
3764 | 36 | 59 | وامتازوا اليوم أيها المجرمون |
| | | Soocma maanta danbiilayaalyahow (gaalada). |
|
3765 | 36 | 60 | ألم أعهد إليكم يا بني آدم أن لا تعبدوا الشيطان إنه لكم عدو مبين |
| | | Miyaanan idinkula ballamin Bani aadamow inaydaan caabudin Dhaydaan, illen col muuqda yuu idiin yahay. |
|
3766 | 36 | 61 | وأن اعبدوني هذا صراط مستقيم |
| | | Ood ani i caabudaan, taasina waa wadada toosan. |
|