نتائج البحث: 6236
|
ترتيب الآية | رقم السورة | رقم الآية | الاية |
3723 | 36 | 18 | قالوا إنا تطيرنا بكم لئن لم تنتهوا لنرجمنكم وليمسنكم منا عذاب أليم |
| | | Waxay dhaheen (gaaladii) waan idin baasaysannay, haddaydaan joogin waan idin dhagaxyeynaynaa, waxaana xagganaga idinka taahan cadaab daran. |
|
3724 | 36 | 19 | قالوا طائركم معكم أئن ذكرتم بل أنتم قوم مسرفون |
| | | Waxay dhaheen Rasuulladii baaskiinu wuu idinla joogi, haddii laydin waaniyo (Miyubaasku idinlajiri) waxaadse tihiin qoon xadgudbay, |
|
3725 | 36 | 20 | وجاء من أقصى المدينة رجل يسعى قال يا قوم اتبعوا المرسلين |
| | | Waxaa ka yimid Magaalada dhankeeda fog nin dagdagi (ordi) wuxuuna ku yidhi qoomkayow raaca rasuullada. |
|
3726 | 36 | 21 | اتبعوا من لا يسألكم أجرا وهم مهتدون |
| | | Raaca cid aan idin warsanayn ujuuro, oo hanuunsan. |
|
3727 | 36 | 22 | وما لي لا أعبد الذي فطرني وإليه ترجعون |
| | | Maxaana u caabudaynin Eebihii i abuuray xagiisana laydiin celin. |
|
3728 | 36 | 23 | أأتخذ من دونه آلهة إن يردن الرحمن بضر لا تغن عني شفاعتهم شيئا ولا ينقذون |
| | | Miyaan ka yeelan wax ka soo hadhay ilaahyo hadduu Eebaha Raxmaan ah dhib ila doono ayan wax iitareyn shafeecadoodu waxba, ayana i korinayn. |
|
3729 | 36 | 24 | إني إذا لفي ضلال مبين |
| | | Markaas waxaan ku sugnaan baadi muuqata (cad). |
|
3730 | 36 | 25 | إني آمنت بربكم فاسمعون |
| | | Anigu waxaan rumeyay Eebehiin ee maqla. |
|
3731 | 36 | 26 | قيل ادخل الجنة قال يا ليت قومي يعلمون |
| | | Waxaa lagu yidhi gal jannada wuxuuna yidhi shallaytadaydee qoomkaygii muu ogaado. |
|
3732 | 36 | 27 | بما غفر لي ربي وجعلني من المكرمين |
| | | Waxa Eebe iigu dambi dhaafay iigana yeelay kuwo la karaameeyey. |
|