نتائج البحث: 6236
|
ترتيب الآية | رقم السورة | رقم الآية | الاية |
3704 | 35 | 44 | أولم يسيروا في الأرض فينظروا كيف كان عاقبة الذين من قبلهم وكانوا أشد منهم قوة وما كان الله ليعجزه من شيء في السماوات ولا في الأرض إنه كان عليما قديرا |
| | | Miyeyna ka soconin dhulka ooyna dayeeynin siday noqotay cidhibtii kuwii ka horreeyey gaaladii Makaad, waxay ahaayeen kuwo ka xoogbadan, Eebana wax ku cajisiya (daaliya) ma jiro Samooyinka iyo dhulka dhexdooda midna, waana oge wax walba kara. |
|
3705 | 35 | 45 | ولو يؤاخذ الله الناس بما كسبوا ما ترك على ظهرها من دابة ولكن يؤخرهم إلى أجل مسمى فإذا جاء أجلهم فإن الله كان بعباده بصيرا |
| | | Haddu Eebe u qaban dadka waxay kasbadeen (oo xumaan ah) kagama tageen dhulka korkiisa waxsocda, laakin wuxuu dib ugu dhigi tan iyo muddo magabaaban, marka ajashoodu (Geeridoodu) timaadana Eebe addoomadiisa wuu arkaa. |
|
3706 | 36 | 1 | بسم الله الرحمن الرحيم يس |
| | | (Waxay ku tusin mucjisada Quraanka). |
|
3707 | 36 | 2 | والقرآن الحكيم |
| | | Quraanka xigmada leh yaan ku dhaartaye. |
|
3708 | 36 | 3 | إنك لمن المرسلين |
| | | Nabiyoow waxaad ka mid tahay kuwa la diray (Rasuulada). |
|
3709 | 36 | 4 | على صراط مستقيم |
| | | Jid toosanna waad ku sugan tahay. |
|
3710 | 36 | 5 | تنزيل العزيز الرحيم |
| | | Quraankuna waa soo dajinta Eebaha adkaada ee naxariista, |
|
3711 | 36 | 6 | لتنذر قوما ما أنذر آباؤهم فهم غافلون |
| | | inaad ugu digto qoom aan loo digin Aabayaalkood oo halmaansan. |
|
3712 | 36 | 7 | لقد حق القول على أكثرهم فهم لا يؤمنون |
| | | Dhab ahaanna waxaa ugu waajibay badankoodo (ciqaab) mana rumeeyaan xaqa. |
|
3713 | 36 | 8 | إنا جعلنا في أعناقهم أغلالا فهي إلى الأذقان فهم مقمحون |
| | | Annagaa yeelay cunahooda Bir waxayna qaban tan iyo gadhka Madaxayna kor u taagi (dhibaato darteed). |
|