نتائج البحث: 6236
|
ترتيب الآية | رقم السورة | رقم الآية | الاية |
3150 | 26 | 218 | الذي يراك حين تقوم |
| | | Ee ku Arka Markaad Kici. |
|
3151 | 26 | 219 | وتقلبك في الساجدين |
| | | Iyo Lagagadoonkaaga kuwa Tukan. |
|
3152 | 26 | 220 | إنه هو السميع العليم |
| | | Eebana waa Maqle Og. |
|
3153 | 26 | 221 | هل أنبئكم على من تنزل الشياطين |
| | | Ma idiinka Warramaa Ruuxay ku soo Degi Shayaadiintu. |
|
3154 | 26 | 222 | تنزل على كل أفاك أثيم |
| | | Waxay ku soo Degi Beenaale Dambi Badan oo Dhan. |
|
3155 | 26 | 223 | يلقون السمع وأكثرهم كاذبون |
| | | Waxayna Xadi Maqalka Badankoodna waa Beenaalayaal. |
|
3156 | 26 | 224 | والشعراء يتبعهم الغاوون |
| | | Gabayaana waxaa Raaca kuwa Baadida ah. |
|
3157 | 26 | 225 | ألم تر أنهم في كل واد يهيمون |
| | | Miyaadan Arkin in Iyagu Tog kasta (Xumaan) ay ku Dhex Wareersanyihiin. |
|
3158 | 26 | 226 | وأنهم يقولون ما لا يفعلون |
| | | Oyna Sheegi waxayna Falayn. |
|
3159 | 26 | 227 | إلا الذين آمنوا وعملوا الصالحات وذكروا الله كثيرا وانتصروا من بعد ما ظلموا وسيعلم الذين ظلموا أي منقلب ينقلبون |
| | | Kuwa Xaqa Rumeeyey Mooyee oo Camal Fiican Fala oo Xusa Eebe wax Badan, oo Gargaarta Dulmi ka Dib, waxayna Ogaan doonaan kuwii Dulmi Falay soo Noqoshaday soo Noqdaan (Qiyaamada). |
|