نتائج البحث: 6236
|
ترتيب الآية | رقم السورة | رقم الآية | الاية |
3147 | 26 | 215 | واخفض جناحك لمن اتبعك من المؤمنين |
| | | Una Raarici Garabkaaga (U Naxariiso) Ciddii ku Raacda oo Mu'miniinta ah. |
|
3148 | 26 | 216 | فإن عصوك فقل إني بريء مما تعملون |
| | | Hadday ku Cassiyaanna waxaad Dhahdaa anigu Bari baan ka ahay waxaad Falaysaan. |
|
3149 | 26 | 217 | وتوكل على العزيز الرحيم |
| | | Talo Saaro Eebaha Adkaada ee Naxariista. |
|
3150 | 26 | 218 | الذي يراك حين تقوم |
| | | Ee ku Arka Markaad Kici. |
|
3151 | 26 | 219 | وتقلبك في الساجدين |
| | | Iyo Lagagadoonkaaga kuwa Tukan. |
|
3152 | 26 | 220 | إنه هو السميع العليم |
| | | Eebana waa Maqle Og. |
|
3153 | 26 | 221 | هل أنبئكم على من تنزل الشياطين |
| | | Ma idiinka Warramaa Ruuxay ku soo Degi Shayaadiintu. |
|
3154 | 26 | 222 | تنزل على كل أفاك أثيم |
| | | Waxay ku soo Degi Beenaale Dambi Badan oo Dhan. |
|
3155 | 26 | 223 | يلقون السمع وأكثرهم كاذبون |
| | | Waxayna Xadi Maqalka Badankoodna waa Beenaalayaal. |
|
3156 | 26 | 224 | والشعراء يتبعهم الغاوون |
| | | Gabayaana waxaa Raaca kuwa Baadida ah. |
|