نتائج البحث: 6236
|
ترتيب الآية | رقم السورة | رقم الآية | الاية |
3108 | 26 | 176 | كذب أصحاب الأيكة المرسلين |
| | | Waxay Beeniyeen Kayntii Ehelkeedii Rasuulladii. |
|
3109 | 26 | 177 | إذ قال لهم شعيب ألا تتقون |
| | | Markuu ku Yidhi Nabi Shucayb Miyeydaan Dhawrsanayn. |
|
3110 | 26 | 178 | إني لكم رسول أمين |
| | | Waxaan idiin ahay Rasuul Aaminee. |
|
3111 | 26 | 179 | فاتقوا الله وأطيعون |
| | | ee ka Dhawrsada Eebe ina Adeeca. |
|
3112 | 26 | 180 | وما أسألكم عليه من أجر إن أجري إلا على رب العالمين |
| | | Idinkama Warsanaayo Xaqa Ujuuro, Ajrigayga Eebaha Caalamkaan ka Sugi. |
|
3113 | 26 | 181 | أوفوا الكيل ولا تكونوا من المخسرين |
| | | Oofiya (Dhammaystira) Beegidda hana ka mid Noqonina kuwa Nusqaamiya. |
|
3114 | 26 | 182 | وزنوا بالقسطاس المستقيم |
| | | Una Miisama Cadaalad Toosan. |
|
3115 | 26 | 183 | ولا تبخسوا الناس أشياءهم ولا تعثوا في الأرض مفسدين |
| | | Hana ka Nusqaaminina Dadka waxooda hana Xumaynina Dhulka Idinkoo Fasaadin. |
|
3116 | 26 | 184 | واتقوا الذي خلقكم والجبلة الأولين |
| | | Kana Dhawrsada Eebaha idin Abuuray iyo Khalqigii Horreeyey. |
|
3117 | 26 | 185 | قالوا إنما أنت من المسحرين |
| | | Waxay Dheheen waxaad uun Tahay kuwa la Sixray. |
|