نتائج البحث: 6236
|
ترتيب الآية | رقم السورة | رقم الآية | الاية |
3102 | 26 | 170 | فنجيناه وأهله أجمعين |
| | | Waana korinay Isaga iyo Ehelkiisiiba Dhammaan. |
|
3103 | 26 | 171 | إلا عجوزا في الغابرين |
| | | Habar ku hadhay Mooyee (Haweeneydiisii). |
|
3104 | 26 | 172 | ثم دمرنا الآخرين |
| | | Markaasaan Halaagnay Intii kale. |
|
3105 | 26 | 173 | وأمطرنا عليهم مطرا فساء مطر المنذرين |
| | | Waxaa ku soo Daynay (Roob Dhagax Naara) waxaana u Xun Roobka kuwa Loo digay. |
|
3106 | 26 | 174 | إن في ذلك لآية وما كان أكثرهم مؤمنين |
| | | Taasna waxaa ku Sugan Calaamad, Badankoodna ma aha kuwo Rumayn. |
|
3107 | 26 | 175 | وإن ربك لهو العزيز الرحيم |
| | | Eebhaana waa Adkaade Naxariista. |
|
3108 | 26 | 176 | كذب أصحاب الأيكة المرسلين |
| | | Waxay Beeniyeen Kayntii Ehelkeedii Rasuulladii. |
|
3109 | 26 | 177 | إذ قال لهم شعيب ألا تتقون |
| | | Markuu ku Yidhi Nabi Shucayb Miyeydaan Dhawrsanayn. |
|
3110 | 26 | 178 | إني لكم رسول أمين |
| | | Waxaan idiin ahay Rasuul Aaminee. |
|
3111 | 26 | 179 | فاتقوا الله وأطيعون |
| | | ee ka Dhawrsada Eebe ina Adeeca. |
|