نتائج البحث: 6236
|
ترتيب الآية | رقم السورة | رقم الآية | الاية |
3098 | 26 | 166 | وتذرون ما خلق لكم ربكم من أزواجكم بل أنتم قوم عادون |
| | | Ood ka Tagaysaan waxa Eebe idiin Abuuray oo Haweenkiina ah, waxaadse Tihiin Kuwo Xadgudba. |
|
3099 | 26 | 167 | قالوا لئن لم تنته يا لوط لتكونن من المخرجين |
| | | Waxay Dheheen haddaadan Joogin Luudhow Waxaad Noqon kuwa la Bixiyo. |
|
3100 | 26 | 168 | قال إني لعملكم من القالين |
| | | Wuxuu Yidhi (Luudh) Anigu Camalkiinna waan la Cadhaysnahay. |
|
3101 | 26 | 169 | رب نجني وأهلي مما يعملون |
| | | Eebow iga Kori iyo Ehelkaygaba waxay Falayaan. |
|
3102 | 26 | 170 | فنجيناه وأهله أجمعين |
| | | Waana korinay Isaga iyo Ehelkiisiiba Dhammaan. |
|
3103 | 26 | 171 | إلا عجوزا في الغابرين |
| | | Habar ku hadhay Mooyee (Haweeneydiisii). |
|
3104 | 26 | 172 | ثم دمرنا الآخرين |
| | | Markaasaan Halaagnay Intii kale. |
|
3105 | 26 | 173 | وأمطرنا عليهم مطرا فساء مطر المنذرين |
| | | Waxaa ku soo Daynay (Roob Dhagax Naara) waxaana u Xun Roobka kuwa Loo digay. |
|
3106 | 26 | 174 | إن في ذلك لآية وما كان أكثرهم مؤمنين |
| | | Taasna waxaa ku Sugan Calaamad, Badankoodna ma aha kuwo Rumayn. |
|
3107 | 26 | 175 | وإن ربك لهو العزيز الرحيم |
| | | Eebhaana waa Adkaade Naxariista. |
|