نتائج البحث: 6236
|
ترتيب الآية | رقم السورة | رقم الآية | الاية |
3078 | 26 | 146 | أتتركون في ما هاهنا آمنين |
| | | Ma waxaa Laydinkaga Tagi Halkan idinkoo Aamina. |
|
3079 | 26 | 147 | في جنات وعيون |
| | | Oo ku Sugan Basaatiin iyo Ilo (Socda). |
|
3080 | 26 | 148 | وزروع ونخل طلعها هضيم |
| | | Iyo Beero iyo Timir Fiideedu Bisayl Tahay. |
|
3081 | 26 | 149 | وتنحتون من الجبال بيوتا فارهين |
| | | Ood ka Qoranaysaan Buuraha Guryo idinkoo Kibirsan. |
|
3082 | 26 | 150 | فاتقوا الله وأطيعون |
| | | Ee Eebe ka Dhawrsada ina Adeeca. |
|
3083 | 26 | 151 | ولا تطيعوا أمر المسرفين |
| | | Hana Adeecina «Maqlina» Amarka Xadgudbayaasha. |
|
3084 | 26 | 152 | الذين يفسدون في الأرض ولا يصلحون |
| | | ah kuwa Fasaadiya Dhulka oon Hagaajinayn. |
|
3085 | 26 | 153 | قالوا إنما أنت من المسحرين |
| | | Waxay Dheheen waxaad uun ka mid Tahay kuwa la Sixray. |
|
3086 | 26 | 154 | ما أنت إلا بشر مثلنا فأت بآية إن كنت من الصادقين |
| | | Mana Tihid waxaan Dad nala mid ah ahayn ee noo keen Aayad Haddaad run Sheegi. |
|
3087 | 26 | 155 | قال هذه ناقة لها شرب ولكم شرب يوم معلوم |
| | | Wuxuu Yidhi Tani waa Hal, Maalinbay Cabbi idinkuna Maalinhaad Cabbaysaan la Yaqaan. |
|