نتائج البحث: 6236
|
ترتيب الآية | رقم السورة | رقم الآية | الاية |
3071 | 26 | 139 | فكذبوه فأهلكناهم إن في ذلك لآية وما كان أكثرهم مؤمنين |
| | | Wayna Beeniyeen, markasaan Halaagnay. Taasina waxaa ku Sugan Calaamad, mana aha Badankoodu kuwo Rumayn. |
|
3072 | 26 | 140 | وإن ربك لهو العزيز الرحيم |
| | | Eebahaana waa Adkaade Naxariista. |
|
3073 | 26 | 141 | كذبت ثمود المرسلين |
| | | Waxay Beenisay Thamuud suulladii. |
|
3074 | 26 | 142 | إذ قال لهم أخوهم صالح ألا تتقون |
| | | Markuu ku Yidhi Walaalkood (Nabi) Saalax Miyaydaan Dhawrsanayan. |
|
3075 | 26 | 143 | إني لكم رسول أمين |
| | | Waxaan idiin ahay Rasuul Aamin ah. |
|
3076 | 26 | 144 | فاتقوا الله وأطيعون |
| | | ee ka Dhawrsadda Eebe ina Adeeca. |
|
3077 | 26 | 145 | وما أسألكم عليه من أجر إن أجري إلا على رب العالمين |
| | | Idinkamana Warsanaayo Xaqa ujuuro, Ajrigayga Eebaha Caalamkaan ka Sugi. |
|
3078 | 26 | 146 | أتتركون في ما هاهنا آمنين |
| | | Ma waxaa Laydinkaga Tagi Halkan idinkoo Aamina. |
|
3079 | 26 | 147 | في جنات وعيون |
| | | Oo ku Sugan Basaatiin iyo Ilo (Socda). |
|
3080 | 26 | 148 | وزروع ونخل طلعها هضيم |
| | | Iyo Beero iyo Timir Fiideedu Bisayl Tahay. |
|