نتائج البحث: 6236
|
ترتيب الآية | رقم السورة | رقم الآية | الاية |
3060 | 26 | 128 | أتبنون بكل ريع آية تعبثون |
| | | Miyaad ka Dhisaysaan Meel Sare oo Dhan Calaamad (Daar) Idinkoo Ciyaari. |
|
3061 | 26 | 129 | وتتخذون مصانع لعلكم تخلدون |
| | | Ood Yeelanaysaan Masaanic (Dhismo) inaad Waartaan Darteed. |
|
3062 | 26 | 130 | وإذا بطشتم بطشتم جبارين |
| | | Haddaad wax Qabataan Ciqaabtaan una Ciqaabaysaan si Daran. |
|
3063 | 26 | 131 | فاتقوا الله وأطيعون |
| | | ee Eebe ka Dhawrsada Ina Adeeca. |
|
3064 | 26 | 132 | واتقوا الذي أمدكم بما تعلمون |
| | | Kana Dhawrsada Eebaha idin Siiyey waxaad Ogtihiin. |
|
3065 | 26 | 133 | أمدكم بأنعام وبنين |
| | | Wuxuu idin Siiyey Xoolo iyo Caruur. |
|
3066 | 26 | 134 | وجنات وعيون |
| | | Iyo Beero iyo Ilo. |
|
3067 | 26 | 135 | إني أخاف عليكم عذاب يوم عظيم |
| | | Waxaana Idiinka Digi Cadab Maalin Wayn. |
|
3068 | 26 | 136 | قالوا سواء علينا أوعظت أم لم تكن من الواعظين |
| | | Waxay Dheheen waxaa Isu kaanna Mid ah Waanisayaa ama Maadan Waanininaa. |
|
3069 | 26 | 137 | إن هذا إلا خلق الأولين |
| | | Kanna ma aha waxaan Dabeecaddii «Diintii» Dadkii hore ahayn. |
|