نتائج البحث: 6236
|
ترتيب الآية | رقم السورة | رقم الآية | الاية |
2973 | 26 | 41 | فلما جاء السحرة قالوا لفرعون أئن لنا لأجرا إن كنا نحن الغالبين |
| | | Markay Yimaaddeen Saaxiriintii waxay ku Dheheen Fircoon Ujuuro ma Leenahay haddaan Adkaanno. |
|
2974 | 26 | 42 | قال نعم وإنكم إذا لمن المقربين |
| | | Wuxuuna Yidhi haa Waxaadna Noqonaysaan kuwa ii dhow. |
|
2975 | 26 | 43 | قال لهم موسى ألقوا ما أنتم ملقون |
| | | Wuxuu ku Yidhi (Nabi) Muuse Tuura waxaad Tuuraysaan. |
|
2976 | 26 | 44 | فألقوا حبالهم وعصيهم وقالوا بعزة فرعون إنا لنحن الغالبون |
| | | Waxayna Tuureen Xadhkahoodii iyo Ulahoodii waxayna Dheheen Sharafta Fircoon yaan ku dhaarannaye Anagaa adkaan. |
|
2977 | 26 | 45 | فألقى موسى عصاه فإذا هي تلقف ما يأفكون |
| | | Markaasuu Tuuray (Nabi) Muuse Ushiisii waxayna Ahaatay mid Gurata waxay Dhoodhoobeen. |
|
2978 | 26 | 46 | فألقي السحرة ساجدين |
| | | waxaana la Riday Saaxiriintii Sujuud Darteed. |
|
2979 | 26 | 47 | قالوا آمنا برب العالمين |
| | | Waxayna Dheheen waxaan Rumaynay Eebaha Caalamka. |
|
2980 | 26 | 48 | رب موسى وهارون |
| | | Eebaha (Nabi) Muuse iyo (Nabi) Haaruun. |
|
2981 | 26 | 49 | قال آمنتم له قبل أن آذن لكم إنه لكبيركم الذي علمكم السحر فلسوف تعلمون لأقطعن أيديكم وأرجلكم من خلاف ولأصلبنكم أجمعين |
| | | Wuxuu yidhi Fircoon Miyaad Rumeyseen Muuse ka Hor Idankayga, Isagu waa kan idiinku wayn ee idin Baray Sixirka waadse Ogaan doontaan, waxaana u Goyn Gacmahiinna iyo Lugahiinna Isdhaaf, waana idin Wadhi Dhammaantiin. |
|
2982 | 26 | 50 | قالوا لا ضير إنا إلى ربنا منقلبون |
| | | Waxayna dhaheen Dhib ma leh annagu Xagga Eebahannaan u Noqonaynaa. |
|