نتائج البحث: 6236
|
ترتيب الآية | رقم السورة | رقم الآية | الاية |
2938 | 26 | 6 | فقد كذبوا فسيأتيهم أنباء ما كانوا به يستهزئون |
| | | Waxayna Beeniyeen (Xaqa) waxaase u Imaan Warka waxay ku Jees Jeesayeen. |
|
2939 | 26 | 7 | أولم يروا إلى الأرض كم أنبتنا فيها من كل زوج كريم |
| | | Miyeyna Arkayn Dhulka Inaan ka soo Bixinno Nooc kasta oo Fiican. |
|
2940 | 26 | 8 | إن في ذلك لآية وما كان أكثرهم مؤمنين |
| | | Taasna waxaa ku sugan Aayad Badankooduna ma aha Mid Rumeyn (Xaqa). |
|
2941 | 26 | 9 | وإن ربك لهو العزيز الرحيم |
| | | Eebahaana Waa Adkaade Naxariista. |
|
2942 | 26 | 10 | وإذ نادى ربك موسى أن ائت القوم الظالمين |
| | | (Xusuuso) markuu ugu Yeedhay Eebahaa (Nabi) Muuse inuu Aado Qoomka Daalimiinta ah. |
|
2943 | 26 | 11 | قوم فرعون ألا يتقون |
| | | Qoomka Fircoon, Maydhawrsadaan. |
|
2944 | 26 | 12 | قال رب إني أخاف أن يكذبون |
| | | Wuxuu Yidhi (Nabi) Muuse Eebow waxaan ka Cabsan inay I beeniyaan. |
|
2945 | 26 | 13 | ويضيق صدري ولا ينطلق لساني فأرسل إلى هارون |
| | | Ooy Cidhiidhyanto Laabtaydu Siina Daysmin Carrabkaygu ee Dir la Jirkayga Haaruun. |
|
2946 | 26 | 14 | ولهم علي ذنب فأخاف أن يقتلون |
| | | Waxayna igu Leeyihiin Dambi (Godob) waxaana ka Cabsan inay I dilaan. |
|
2947 | 26 | 15 | قال كلا فاذهبا بآياتنا إنا معكم مستمعون |
| | | Wuxuu Yidhi Ilaahay saas ma aha ee La aada Aayaadkanaga, Anagaa Idinla Jirra Maqlina. |
|