نتائج البحث: 6236
|
ترتيب الآية | رقم السورة | رقم الآية | الاية |
2680 | 23 | 7 | فمن ابتغى وراء ذلك فأولئك هم العادون |
| | | Ruuxiise Doona waxaad wax ka Soo Hadhay kuwaasu waa Xad Gudbayaal. |
|
2681 | 23 | 8 | والذين هم لأماناتهم وعهدهم راعون |
| | | Waa kuwa Ammaanadooda iyo Ballankooda Dhawra. |
|
2682 | 23 | 9 | والذين هم على صلواتهم يحافظون |
| | | waana kuwa Salaadda Ilaaliya. |
|
2683 | 23 | 10 | أولئك هم الوارثون |
| | | Kuwaasu waa kuwa Dhaxli. |
|
2684 | 23 | 11 | الذين يرثون الفردوس هم فيها خالدون |
| | | oo ah kuwa Dhaxli Firdowsa wayna ku Dhexwaari. |
|
2685 | 23 | 12 | ولقد خلقنا الإنسان من سلالة من طين |
| | | Waxaan ka Abuuray Dadka wax laga soo Soocay Dhoobo. |
|
2686 | 23 | 13 | ثم جعلناه نطفة في قرار مكين |
| | | Markaasan ka yeellay Dhibic ku Jirta meel Sugan. |
|
2687 | 23 | 14 | ثم خلقنا النطفة علقة فخلقنا العلقة مضغة فخلقنا المضغة عظاما فكسونا العظام لحما ثم أنشأناه خلقا آخر فتبارك الله أحسن الخالقين |
| | | Markaasaan ka Abuuray Dhibicdii Calaqo kana Abuuray Calaqdii Goosin, kana Abuuray Goosintii Lafo oon Huwinnay Lafihii Hilib Markaasaan ka ahaysinnay Khalqi kale, waxaa Khayr Badnaday Eebaha Abuurkiisu Fiicanyahay. |
|
2688 | 23 | 15 | ثم إنكم بعد ذلك لميتون |
| | | Markaas Idinku Arrintaas ka Dib waad Dhimmaysaan. |
|
2689 | 23 | 16 | ثم إنكم يوم القيامة تبعثون |
| | | Markaas Maalinta Qiyaame Laydin soo Bixin. |
|