نتائج البحث: 6236
|
ترتيب الآية | رقم السورة | رقم الآية | الاية |
2581 | 21 | 98 | إنكم وما تعبدون من دون الله حصب جهنم أنتم لها واردون |
| | | Idinka iyo waxaad Caabudaysaan oo Eebe ka Soo hadhay waxay Noqon Shidaalka Jahannamo idinkuna waad ku Arooraysaan. |
|
2582 | 21 | 99 | لو كان هؤلاء آلهة ما وردوها وكل فيها خالدون |
| | | Hadday Yihiin kuwaasu Ilaahyo kuma Arooreen, Dhamaanna way ku Waari. |
|
2583 | 21 | 100 | لهم فيها زفير وهم فيها لا يسمعون |
| | | waxay ku Yeelan Dhexdeeda Qaylo, waxna Dhexdeeda kuma Maqlaan. |
|
2584 | 21 | 101 | إن الذين سبقت لهم منا الحسنى أولئك عنها مبعدون |
| | | kuway u Hor martay Xagganaga Wanaag kuwaasu Xaggeeda waa laga Fogayn. |
|
2585 | 21 | 102 | لا يسمعون حسيسها وهم في ما اشتهت أنفسهم خالدون |
| | | mana Maqlaan Shanqadteeda iyaguna waxay Doonto Naftoodu yey ku Waari. |
|
2586 | 21 | 103 | لا يحزنهم الفزع الأكبر وتتلقاهم الملائكة هذا يومكم الذي كنتم توعدون |
| | | mana Walbahaariyo Argagaxii Waynaa, waxayna kula kulmi Malaa'igtu kani waa Maalintiinnii ah Tii laydiin Yaboohay. |
|
2587 | 21 | 104 | يوم نطوي السماء كطي السجل للكتب كما بدأنا أول خلق نعيده وعدا علينا إنا كنا فاعلين |
| | | waana Maalintaan u Duubayno Samada Sida loo Duubo Warqadaha Kitaabka, Sidaan ku Billownay Abuuriddii hore Yaana ku soo Celinaynaa, waa Yabooh korkanaga ah, annagaana Falna saas. |
|
2588 | 21 | 105 | ولقد كتبنا في الزبور من بعد الذكر أن الأرض يرثها عبادي الصالحون |
| | | Dhab ahaan waxaan ugu Qorray Zabuur Sheegid ka Dib (Luuxul Maxfuudka) Dhulka waxaa Dhaxli Addoomadayda Suuban. |
|
2589 | 21 | 106 | إن في هذا لبلاغا لقوم عابدين |
| | | kan Gaadhsiin baa ugu Sugan Ciddi Caabudi (Eebe). |
|
2590 | 21 | 107 | وما أرسلناك إلا رحمة للعالمين |
| | | kumana aanaan Dirin Naxariista Caalamka adoo ah Mooyee. |
|