نتائج البحث: 6236
|
ترتيب الآية | رقم السورة | رقم الآية | الاية |
2366 | 20 | 18 | قال هي عصاي أتوكأ عليها وأهش بها على غنمي ولي فيها مآرب أخرى |
| | | wuxuu yidhi iyada waa Ushaydii waa Cuskadaa Korkeeda waxna waan ugu Lulaa Adhigayga Dana kalana waa iigu sugnaadeen. |
|
2367 | 20 | 19 | قال ألقها يا موسى |
| | | wuxuu yidhi (Eebe) Tuur Usha Muusow. |
|
2368 | 20 | 20 | فألقاها فإذا هي حية تسعى |
| | | wuuna Tuuray waayna soo baxday Mas Ordi. |
|
2369 | 20 | 21 | قال خذها ولا تخف سنعيدها سيرتها الأولى |
| | | wuxuuna yidhi (Eebe) Qaad hana Cabsanin waxaannu ku celin Xaalkeedii Horce. |
|
2370 | 20 | 22 | واضمم يدك إلى جناحك تخرج بيضاء من غير سوء آية أخرى |
| | | U Dum Gacantaada Garabkaaga waxay soo Bixi iyadoo Cad Xumaan la'aan, waana Calaamad kale. |
|
2371 | 20 | 23 | لنريك من آياتنا الكبرى |
| | | Inaan ku tusinno Aayaadkanaga wey. |
|
2372 | 20 | 24 | اذهب إلى فرعون إنه طغى |
| | | ee Aad xagga Fircoon wuu Xadgudbaye (Kibray). |
|
2373 | 20 | 25 | قال رب اشرح لي صدري |
| | | wuxuu yidhi (Muuse Eebow ii waasici Laabta. |
|
2374 | 20 | 26 | ويسر لي أمري |
| | | iina Sahal (fududee) Amarkayga. |
|
2375 | 20 | 27 | واحلل عقدة من لساني |
| | | Furna Guntinta Carrabkayga. |
|