نتائج البحث: 6236
|
ترتيب الآية | رقم السورة | رقم الآية | الاية |
1881 | 15 | 79 | فانتقمنا منهم وإنهما لبإمام مبين |
| | | Waana ka aarsanay, waxayna labaduba degenaayeen Waddo cad (oo la yaqaanno). |
|
1882 | 15 | 80 | ولقد كذب أصحاب الحجر المرسلين |
| | | Waxayna beeniyeen Qoomkii Xijrina kuwii Loo soo diray (Saalax). |
|
1883 | 15 | 81 | وآتيناهم آياتنا فكانوا عنها معرضين |
| | | Waana siinay Aayaadkanagii waxayna ahaayeen Kuwa xageeda ka jeedsada. |
|
1884 | 15 | 82 | وكانوا ينحتون من الجبال بيوتا آمنين |
| | | Waxaana ahaayeen kuwo ka qota Buuraha Guryo aamina. |
|
1885 | 15 | 83 | فأخذتهم الصيحة مصبحين |
| | | Waxaana qabatay Qaylo Aroortii. |
|
1886 | 15 | 84 | فما أغنى عنهم ما كانوا يكسبون |
| | | Waxna uma tarin waxay Kasbanayeen. |
|
1887 | 15 | 85 | وما خلقنا السماوات والأرض وما بينهما إلا بالحق وإن الساعة لآتية فاصفح الصفح الجميل |
| | | Samooyinka iyo Dhulka iyo waxa u dhaxeeyana waxaan Xaq ahayn umaanan abuurin Saacaduna way iman ee iska saamax saamixid quruxsan. |
|
1888 | 15 | 86 | إن ربك هو الخلاق العليم |
| | | Eebahaabaa ah abuuraha cilmiga lehe. |
|
1889 | 15 | 87 | ولقد آتيناك سبعا من المثاني والقرآن العظيم |
| | | waxaan ku siinay Todobo soo noqnoqota «faataxada» iyo Quraanka wayn. |
|
1890 | 15 | 88 | لا تمدن عينيك إلى ما متعنا به أزواجا منهم ولا تحزن عليهم واخفض جناحك للمؤمنين |
| | | ee ha u taagin indhahaaga waxaan ugu raaxaynay qaybo ka mida. hana u murugoon una raarici (Jilei) garabkaaga (macaamiladooda) Mu'miniinta. |
|