نتائج البحث: 6236
|
ترتيب الآية | رقم السورة | رقم الآية | الاية |
1866 | 15 | 64 | وأتيناك بالحق وإنا لصادقون |
| | | Waxaana kuula nimid Xaq, runna waan sheegaynaa. |
|
1867 | 15 | 65 | فأسر بأهلك بقطع من الليل واتبع أدبارهم ولا يلتفت منكم أحد وامضوا حيث تؤمرون |
| | | Ee guuri Ehelkaaga qayb Habeenka ka mida Socona Gadaashooda yayna soo Milicsan Ruux ka Mida (Dib) kuna socda meeja Laydin Faray. |
|
1868 | 15 | 66 | وقضينا إليه ذلك الأمر أن دابر هؤلاء مقطوع مصبحين |
| | | Waxaana u waxayoonay Amarkaas ah in Cidhibta Kuwaas la goyn Subaxdii. |
|
1869 | 15 | 67 | وجاء أهل المدينة يستبشرون |
| | | Waxaana yimid dadkii Baladka oo bishaaraysan (aragga martida). |
|
1870 | 15 | 68 | قال إن هؤلاء ضيفي فلا تفضحون |
| | | Wuxuuna yidhi kuwan waa Martidaydii ee Ha igu ceebaynina. |
|
1871 | 15 | 69 | واتقوا الله ولا تخزون |
| | | kana dhawrsada Eebe hana i dullaynina. |
|
1872 | 15 | 70 | قالوا أولم ننهك عن العالمين |
| | | Waxayna dhaheen Miyaanaan kaa Reebin Caalamka (imaad marti galido cidna). |
|
1873 | 15 | 71 | قال هؤلاء بناتي إن كنتم فاعلين |
| | | wuxuuna yidhi Kuwaasi waa gabdhahaygii Iladaad wax Falaysaan (ood guursanaysaan). |
|
1874 | 15 | 72 | لعمرك إنهم لفي سكرتهم يعمهون |
| | | Cimrigaagee iyagu Baadibay ku Wareersan Yihiin. |
|
1875 | 15 | 73 | فأخذتهم الصيحة مشرقين |
| | | Waxaana qabatay Qayladii qorrax soo baxa. |
|