نتائج البحث: 6236
|
ترتيب الآية | رقم السورة | رقم الآية | الاية |
1863 | 15 | 61 | فلما جاء آل لوط المرسلون |
| | | Markay u yimaadeen Ehelki nabi Luudh kuwii La soo diray. |
|
1864 | 15 | 62 | قال إنكم قوم منكرون |
| | | Wuxuu yidhi Idinku waxaad Tihiin Qoom aan la Garanaynin. |
|
1865 | 15 | 63 | قالوا بل جئناك بما كانوا فيه يمترون |
| | | Waxayna dhaheen saas ma aha ee Waxaannu kuula Nimid waxay Shakisanaayeen (Halaagoodii). |
|
1866 | 15 | 64 | وأتيناك بالحق وإنا لصادقون |
| | | Waxaana kuula nimid Xaq, runna waan sheegaynaa. |
|
1867 | 15 | 65 | فأسر بأهلك بقطع من الليل واتبع أدبارهم ولا يلتفت منكم أحد وامضوا حيث تؤمرون |
| | | Ee guuri Ehelkaaga qayb Habeenka ka mida Socona Gadaashooda yayna soo Milicsan Ruux ka Mida (Dib) kuna socda meeja Laydin Faray. |
|
1868 | 15 | 66 | وقضينا إليه ذلك الأمر أن دابر هؤلاء مقطوع مصبحين |
| | | Waxaana u waxayoonay Amarkaas ah in Cidhibta Kuwaas la goyn Subaxdii. |
|
1869 | 15 | 67 | وجاء أهل المدينة يستبشرون |
| | | Waxaana yimid dadkii Baladka oo bishaaraysan (aragga martida). |
|
1870 | 15 | 68 | قال إن هؤلاء ضيفي فلا تفضحون |
| | | Wuxuuna yidhi kuwan waa Martidaydii ee Ha igu ceebaynina. |
|
1871 | 15 | 69 | واتقوا الله ولا تخزون |
| | | kana dhawrsada Eebe hana i dullaynina. |
|
1872 | 15 | 70 | قالوا أولم ننهك عن العالمين |
| | | Waxayna dhaheen Miyaanaan kaa Reebin Caalamka (imaad marti galido cidna). |
|