نتائج البحث: 6236
|
ترتيب الآية | رقم السورة | رقم الآية | الاية |
1062 | 7 | 108 | ونزع يده فإذا هي بيضاء للناظرين |
| | | Wuxuuna Siibay Gacantiisii markaasay soo Baxday iyadoo u Cad Dadka Eegi. |
|
1063 | 7 | 109 | قال الملأ من قوم فرعون إن هذا لساحر عليم |
| | | Waxay dheheen Madaxdii qoomkii Fircoon ka mida kani waa sixirroow aad u yaqaanna. |
|
1064 | 7 | 110 | يريد أن يخرجكم من أرضكم فماذا تأمرون |
| | | wuxuuna Dooni inuu idinka Bixiyo Dhulkiinnaa ee Maxaad Faraysaan. |
|
1065 | 7 | 111 | قالوا أرجه وأخاه وأرسل في المدائن حاشرين |
| | | waxayna Dheheen dib u Dhig (Xaalkiisa) iyo Walaalkiis una dir Magaalooyinka kuwo soo kulmiya. |
|
1066 | 7 | 112 | يأتوك بكل ساحر عليم |
| | | oo kuu Keena Sixir badane kasta aadna u yaqaanna. |
|
1067 | 7 | 113 | وجاء السحرة فرعون قالوا إن لنا لأجرا إن كنا نحن الغالبين |
| | | Waxayna u Yimaaddeen Sixirlayaashii Fircoon waxayna Dheheen Ujuuro maleenahay haddaan annagu Adkaanno. |
|
1068 | 7 | 114 | قال نعم وإنكم لمن المقربين |
| | | Wuxuuna yidhi haa, waxaadna noqonaysaan kuwa la soo Dhaweeyo. |
|
1069 | 7 | 115 | قالوا يا موسى إما أن تلقي وإما أن نكون نحن الملقين |
| | | Waxayna dheheen Muusow, ama Tuur ama aan tuurro. |
|
1070 | 7 | 116 | قال ألقوا فلما ألقوا سحروا أعين الناس واسترهبوهم وجاءوا بسحر عظيم |
| | | Wuxuuna yidhi Tuura, markay Tuureenna waxay Sixreen Indhaha Dadka wayna Cabsi galiyeen waxayna la yimaadeen Sixir wayn. |
|
1071 | 7 | 117 | وأوحينا إلى موسى أن ألق عصاك فإذا هي تلقف ما يأفكون |
| | | Waxaana u Waxyoonay (Nabi) Muuse Tuur Ushaada, waxayna soo Baxday inay Cunto waxay Dhoobdhoobeen. |
|